Daawo Sawirada Wajiyada Golaha Wasiirada Cusub oo Maanta kulankii ugu horeeyay ku yeeshay Muqdisho

  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulankan diirada lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha Wasiiradu ula wareegi lahaayeen Xafiisyada Wasaaraddahooda. Kulankan ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlay R’iisul … Continue reading Daawo Sawirada Wajiyada Golaha Wasiirada Cusub oo Maanta kulankii ugu horeeyay ku yeeshay Muqdisho